1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking Icon인증완료
1K+다운로드
15MB크기
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
안드로이드 버전
2.2(27-01-2023)최신 버전
-
(0 리뷰)
Age ratingPEGI-3
다운로드
세부 정보리뷰버전정보
1/6

Tamaam For Drivers의 설명

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - 버전 2.2

(27-01-2023)
다른 버전들
뭐가 새롭나updated performance and overall functionality

아직 평가나 리뷰가 없습니다! 첫 번째로 남겨 보세요

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers - APK 정보

APK 버전: 2.2패키지: com.tamaamtaxi.darawal
안드로이드 호환: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
개발자:Tamaam Taxi개인정보보호정책:https://www.tamaamservices.com/privacy-policy권한:41
이름: Tamaam For Drivers크기: 15 MB다운로드: 1버전 : 2.2출시 날짜: 2023-01-27 02:57:29최소 스크린: SMALL지원되는 CPU:
패키지 ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1 서명: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8개발자 (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIM단체 (O): Tamaam Group로컬 (L): Hargeisa나라 (C): SO주/시 (ST): Waqooyi Galbeed패키지 ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1 서명: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8개발자 (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIM단체 (O): Tamaam Group로컬 (L): Hargeisa나라 (C): SO주/시 (ST): Waqooyi Galbeed

Tamaam For Drivers의 최신 버전

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 다운로드14.5 MB 크기
다운로드

다른 버전들

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 다운로드14.5 MB 크기
다운로드
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 다운로드14.5 MB 크기
다운로드
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 다운로드17 MB 크기
다운로드